T-Shirt — xidmo fudud oo aad u raaxo leh,
tayo sare leh, ku habboon maalin kasta.
T-Shirt-kan waxaa lagu xidaa guriga,
ciyaaraha, safarka, iyo maalin caadi ah —
habboon rag, dumar iyo dhallinyaro.
🔹 Tayo: Suuf jilicsan oo neefsata
🔹 Cabbirro: S / M / L / XL / XXL
🔹 Midabado: Kala duwan
🔹 Dayactir: Mishiin lagu dhaqo (30°)
💰 Qiimaha:
🏷️ Tafaariikh — 1 xabo: $12
📦 Delivery: Somali oo dhan ayaan u diri karnaa!
⚠️ Su’aal haddaad qabtid noo soo xiriir
WhatsApp: +252 63 4736147






Reviews
There are no reviews yet.