Jeemes — jaan aad u qurux badan oo tayo
sare leh, ku habboon maalin kasta.
Jeemes-kan waxaa lagu xidaa shaqo,
ciyaaraha, iyo maalin caadi ah —
habboon rag iyo dhallinyaro labadaba.
🔹 Tayo: Denim adag oo raaxo leh
🔹 Cabbirro: 28 / 30 / 32 / 34 / 36 / 38
🔹 Midabado: Buluug, Madow, Cad
🔹 Dayactir: Mishiin lagu dhaqo
💰 Qiimaha:
🏷️ Tafaariikh — 1 xabo: $12
📦 Delivery: Somali oo dhan ayaan u diri karnaa!
⚠️ Su’aal haddaad qabtid noo soo xiriir
WhatsApp: +252 63 4736147





Reviews
There are no reviews yet.